Khayre oo Qardho kula kulmay Beeldaaje Max’ed & Boqor Burhaan (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray magaalada Qardho ee maamulka Punitland, ayaa la kulmay boqor Burhaan boqor Muuse Iyo Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Cabdullaahi oo ay ka wada hadleen arrimo ku saabsan horumarka bulshada, nabadeynta iyo taageerada dawladda Federaalka Soomaaliya. Boqor Burhaan boqor Muuse … Continue reading Khayre oo Qardho kula kulmay Beeldaaje Max’ed & Boqor Burhaan (Sawirro)